Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal written by Warsan Radio 10/12/2022 Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Madax iyo Xubno katirsan Al-shabaab.Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaasi uu ka dhacay degaanka Dhabaq-libeey oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe,.Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa warbaahinta u sheegay in xubnaha la dilay laga war helay xilli ay ku jireen is aruursi ay kusoo weerari rabeen degmada Aadan Yabaal.Ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa ka saaray dhawaan Shabaab magaalooyinka muhiimka ah ee Gobalka Shabeellaha dhexe ah. Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal was last modified: December 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. You may also like Maamulka Jubbaland oo Maanta soo geba-gabeeyay doorashada kuraasta taalla Kismaayo 21/03/2022 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/01/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/01/2021 DHAGEYSO:Barnaamijka Kulanka Warsan 15/04/2020 Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Rag Kufsi iyo dhac geystay 02/02/2024 Dhageys;- barnaamijka athiiny kydeyooy qeybtiisa 11aad 24/09/2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Amar Cusub Kala hadlay Golihiisa Wasiirada 24/09/2022 Midowga Afrika oo ka hadlay Go’aankii DFS ku dalbatay in la bedelo John Mahama 18/05/2021 Ciidamadda Dowladda oo Dilay 20 Ka Tirsanaa Xarakadda Al-Shabaab 31/05/2020 Shariif Sheekh Axmed iyo Taliye Odawaa Raage oo Muqdisho ku kulmay 17/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.