Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray written by Warsan Radio 13/12/2022 Guddiga ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku guulaystay inay xal ka gaaraan khilaaf dhowaan sababay inuu xilka iska casilo gudoomiyaha guddiga Suuqa Islii Xaaji Axmed Yare.Xubnaha guddiga oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa shaaciyay in khilaafkaasi la xaliyay oo gudoomiyuhu uu shaqadii guddiga ee loo doortay uu wali isagu hayo.. Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 28/06/2021 Qaramada Midoobay oo Markab sida qamadi ah u dirtay dalkaasi Jabuuti 15/08/2022 Kulan ay lahaayeen Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka oo Buuq kusoo Idlaaday 02/12/2023 Ganacsade xaley lagu dilay Muqdisho iyo raggii dilka fuliyey oo iyagana la dilay 27/04/2020 DF Soomaaliya oo heshiis la gaartay Midowga Afrika 30/12/2021 DHAGEYSO: Waa Sidee Xaalada Amaan Ee Baydhabo . 31/03/2019 Dadkii Ugu Badnaa Oo Maanta Muqdisho Ugu Geeriyooday Coronavirus 21/04/2020 Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha 01/08/2022 Jubbaland oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab 06/02/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/12/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.