Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga written by Warsan Radio 13/12/2022 Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Caali Jeyte Cismaan ayaa isaga baxay xubinimadda Gudiga Maaliyadda ee taaku-leeynta ciidamada Dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan.War kasoo baxay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayuu ku sheefay in uu ku hoowlan yahay sidii loo xaqiijin lahaa Dadaalada amniga xasiloonidda Gobalka Hiiraan iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana uu dardar gelinayo howlaha baaxadda leg ee wajibaadka qaran ee saaran. Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray next post Guddoomiye Aadan Madoobe oo laamaha amniga G/Bakool kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab You may also like Toogasho ka dhacday Magaalada Vienna ee dalka Austria 03/11/2020 Dhageyso:-Musharixiin lagu xir xiray Degmada Ceel berde kuwaasi oo rabey in ay ka qeyb galaan Doorashada Dowladaha hoos. 28/06/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/09/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/10/2019 War-Saxaafadeed Wadajir ah oo ku Saabsan Khilaafka u Dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha 17/09/2021 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wakiilka cusub ee QM 07/06/2023 Akhriso:-Sacuudiga oo ku cadaadinaysa dowladda Soomaaliya inay xiriir ka u jarto Qatar 10/06/2017 Jaamacadda Oxford oo sheegtay inay mudo gaaban talaal ugu helayso Covid-19 18/04/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/09/2022 Dagaal Xoogan Oo Goordhow ka Bilowdey Magaalada Dhuuso mareeb 01/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.