Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray written by Warsan Radio 13/12/2022 Guddiga ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku guulaystay inay xal ka gaaraan khilaaf dhowaan sababay inuu xilka iska casilo gudoomiyaha guddiga Suuqa Islii Xaaji Axmed Yare.Xubnaha guddiga oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa shaaciyay in khilaafkaasi la xaliyay oo gudoomiyuhu uu shaqadii guddiga ee loo doortay uu wali isagu hayo.. Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga You may also like Maamulka degmada diinsoor oo ka warbixiyey xaalada degmadaasi. 14/07/2022 On International Mine Day, UN envoy highlights need for collaboration to eliminate threat 04/04/2020 Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 28 aad. 03/01/2023 Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay 18/06/2022 Shirka Dhuusamareeb oo ku soo dhamaaday natiijo la’aan 06/02/2021 Hubka Ay Iran Siiso Xuutiyiinta Yemen Oo La Sheegay In Loo Soo Gudbiyo Soomaaliya 11/11/2021 Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo 09/10/2020 Wararkii ugu dambeeyay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Beledweyne 05/08/2022 Dhageyso:- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 28/08/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/10/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.