Guddoomiye Aadan Madoobe oo laamaha amniga G/Bakool kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab written by Warsan Radio 13/12/2022 Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka Qeybta 60-aad Guutada 9-aad ee ku sugan degmada Xudur Gobolka Bakool.Ku-simaha Madaxweynaha JFS. ayaa Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Booliska ee ku sugan magalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ku boggaadiyay sugidda amniga deegaanada iyo dadaalka joogtada ah ay ku bixiyaan la dagaalka Al-Shabaab isagoo na ku dhiirageliyay saraakiisha ciidanka ineysan marnaba ka niyad jabin dagaalka dalka looga saarayo.Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sii wadi doona kulamada kala duwan ee uu ka wado Magaalada Xudur, isaga oo sidoo kale booqan doona Xarumo muhiim ah oo kuyaalla degmada Xudur. Guddoomiye Aadan Madoobe oo laamaha amniga G/Bakool kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga next post Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay ku biirayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee socda You may also like Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda 30/06/2022 Abwaan Jamac Kediye Cilmi oo ku geeriyoday magalada laascanood 16/08/2023 Daawo Video Tartanka Hido Cayaareedka Raxaweyn The Bebt – Dheel Riiby 07/01/2017 Dhageyso:-Waxaa soo Dhamestirmiyey Ergadii Lasugaayey ee Gobolka Sh/hosee >> 22/11/2016 Guddiga Doorashada Hirshabelle oo doortay guddoomiye iyo ku xigeen 12/07/2021 Maxay yihiin masuuliyiinta Midawga Yurub ee la xiray ee loo haysto inay la shaqeeyeen ‘Qatar’? 12/12/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Haweenka 19/08/2020 Sawiro;-Olole Nadaafadeed Oo Maanta Laga Sameeyey Deegaan Numbar Konton Ee Gobolka Shabeelaha Hoose 30/08/2022 DAAWO Prof: Jawaari oo Heestii Samatar Hakabo Banaanshee Si Live Ah U Qaaday 05/01/2018 Wasiir Duraan;”Waan ka fiirsanaynaa go’aanka Kenya ku hakisay duulimaadyada” 11/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.