Ururka Midowga Yurub oo ugu hanjabay shirkadda Twitter-ka cuna qabateyn written by Warsan Radio 17/12/2022 Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay milkiilaha Twitter-ka Elon Musk in lagu soo rogi doono cuna qabateyn, kadib markii dhowr wariye oo ka hadlay arrimaha shirkadda si lama filaan ah loogga xiray akoonadooda.Weriyeyaasha New York Times, CNN iyo Washington Post, ayaa kamid ahaa kuwa laga xiray akoonnada.Guddoomiyaha Midowga Yurub, Vera Jourova, ayaa sheegtay in sharciga cusub ee adeegyada dhijitaalka ah ee Midowga Yurub, uu lagama maarmaan ka dhigayo “ixtiraamka xorriyadda saxaafadda”.Xafiiska arrimaha dibadda ee dowladda Jarmalka, ayaa sidoo kale uga digay shirkadda Twitter-ka in “Xorriyada saxafada aan laga gorgor tami karin”.Guddoomiye Jourova, ayaa sheegtay in warka ku saabsan xirista akoonadaa suxufiyiinta ee Twitter uu yahay “arrin walwalkeeda leh”. Ururka Midowga Yurub oo ugu hanjabay shirkadda Twitter-ka cuna qabateyn was last modified: December 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Hampalyada Iyo salaamaha next post Wasiir Janan oo faahfaahiyay sababta ay u tageen Gedo You may also like AMISOM oo deeq Daawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Koonfur galbeed 15/12/2020 Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxda baarlamaanada Luxembourg iyo Soomaaliya 22/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Caafimaadka 01/08/2021 Dhageyso:-Wazirka Waxbarashada KGS oo shegay in Tobanka arday ee ugu sareyso Natijada imtixanka 29/07/2018 Faah Fahin: Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Magaalada Muqdihso 22/08/2023 hoggaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowga Soviet oo geeriyooday 31/08/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 17/05/2022 Ciidamada Kenya oo duqeeyn ka fulisay gobolka Jubbada Hoose 15/07/2021 Dhageyso:Warka Galab ee Idaacada Warsan. 20/12/2022 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 31/03/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.