Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed written by Warsan Radio 20/12/2022 Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo dib u heshiisiin dhexmarta siyaasiyiinta iyo beelaha tabashada qaba ee Koonfur Galbeed.Dib u heshiisiintan ayaa waxaa hore ugu dhawaaqey guddoomiyaha baarlamanka Sheekh Adan Madoobe, oo maalmihii tegay ku sugnaa magaalada Baydhaba.Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan marna la aqbali doonin muddo korosiga uu sameystay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.Mursal ayaa sheegay in loo baahan yahay in laftagareen degaanada Koonfur Galbeed uu ka abuurin khalalaase abuuri kara barakac. Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed was last modified: December 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka kulanka Warsan next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. You may also like Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay xilliga la qaadaayo imtixaanka dowladda 21/05/2022 Wasiirka Gaashaandhiga oo ku guuleystey kursi Aqalka Sare ah 15/08/2021 DHAGEYSO:-SHIL BAABUUR OO GEYSTAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO GALABTAN KA DHACAY INTA U DHAXAYSA DEEYNUUNAAY IYO BAYDHABO 01/03/2018 Gudoomiyaha golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga la qaban doono dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed 17/12/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 03/01/2019 Xiisada u dhaxeysa Dowladaha Turkiga & Giriiga oo xoogeysatay 12/09/2022 Dhageyso: Sidee lagu hor marin kara afka maayga. 21/02/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/11/2019 Dhageyso :Barnaamijka Cadaalada gaar ahaan arimaha dhulalka is qab qabsiga 13/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.