Weerar toogasho ah oo ka dhacay bartamaha Paris written by Warsan Radio 24/12/2022 Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska, halkaasi oo uu ku dilay labo qof tiro kalena uu ku dhaawacay.Toogashada ayaa ka dhacday meel ku dhow xarun dhaqameed ay leeyihiin Kurdiyiinta.Eedaysanaha oo da’diisu lagu sheegay 69 jir ayaa waxaa gacanta ku dhigay booliiska.Maamulka ayaa ka codsaday dadka inay ka fogaadaan aagga xarunta Rue d’Enghien, ee degmada 10-aad ee Strasbourg-Saint Denis.“Waa argagax, waxaan isku soo xirnay gudaha,” ayuu yiri mid ka mid ah dukaanleyda oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP.Qof goob jooge ah ayaa sheegtay in ay maqashay todobo ilaa sideed xabadood oo qarxay. Weerar toogasho ah oo ka dhacay bartamaha Paris was last modified: December 24th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Hambalyada Iyo Salaamaha. next post Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay xubno Shabaab ka tirsan You may also like Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo 15/01/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 21/09/2021 Faafaahin Dagaal Khasaro Geysatay oo ka dhacay Diinsoor & Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay 19/07/2020 Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab 22/08/2022 RW Xamse oo ku baaqay in loo Midoobo la dagaalanka Al-Sabaab 30/09/2022 DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN 04/07/2018 Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Duqii Baladweyne & mid cusub oo la magacaabay 03/03/2024 Dowlada Soomaaliya oo cafis u fidisay maxaabiis ku xiran xabsiga Xamar 13/05/2021 Taliska Ciidanka DANAB oo sheegay inay ka qeyb qadan doonaan wajiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah AS 04/08/2023 Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland iyo Poland 03/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.