Faah faahin:- Dagaal dhexmaray Ciidamada ATMIS & Al-Shabaab written by Warsan Radio 26/12/2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal xoogan ku dhexmaray meelo kamid ah degmadaas Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo Xubno katirsan Al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada ATMIS ku leeyihiin Buundada degmada Afgooye, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro kala duwan.Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay inay maqlayeen intii uu dagaalka socday hubka waaweyn oo ay ridayeen Ciidamada ATMIS, balse ma sheegin khasaaro kasoo gaaray dadka Shacabka.Xaaladda degmada Afgooye ayaa saaka ah mid degan, waxaana warar kale aan heleyno ay sheegay in xalay sidoo kale Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ay ku dagaalameen xaafadaha Mukeyga iyo Haanta dheere ee degmada Afgooye kadib markii ay soo weerareen Al-Shabaab. Faah faahin:- Dagaal dhexmaray Ciidamada ATMIS & Al-Shabaab was last modified: December 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Akhriso: Qodobada Looga Hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Ka Furmay Muqdisho next post Howlgal Qorsheysan Oo Laga Fuliyay Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Marko You may also like Howlgalka Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ‘Africom’ oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Jubbada Dhexe 26/08/2020 Dowlada Soomaaliya oo ka qeeb gashay shirka ka Hortaga dhibateynta beeraha 29/10/2022 Dhageyso: Muxuu Ahaa Codsigii Aabe Xasan Cali Uu Jeediyey Oo Sida Deg Dega ah Loogu Soo Jawaabey? 22/04/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 11/05/2022 Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in la weeraray Shaqaalaha guddiga 23/08/2022 Dhageyso:- Xafada BardaaleB o iska xaadirasay finalka Tartan Aqonedkii ka socday idaacada warsan 13/06/2018 Dhageyso:- Warka Fiidnimo ee idaacada warsan 12/02/2022 Federal Elections and Political Consensus Building 29/06/2020 Sawiro:Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq 23/04/2022 Farmaajo “Waxaanu iska diidnay in aan qaadano gunnimo dhereg leh” 13/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.