Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? written by Warsan Radio 28/12/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay Midowga Musharraxiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.Musharraxiinta Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay arrimaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed si loo helo midnimo isla-markaana la iska kaa shado sidii loo sii amba qaadi lahaa dib u xorreynta degaannada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.Kulanka Guddoomiyaha iyo musharraxiinta ayaa loo balamay in la iskugu soo laaban doono Caawa.Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa boggaadiyay dadaalada lagu doonaayo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo uu ku baaqay isagoo sheegay in muhiim ay tahay midnimada iyo jiritaanka reer Koonfur Galbeed lana xoojiyo kacdoonka dadweynaha ee dalka looga xorreeynaayo Al-Shabaab. Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? was last modified: December 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho next post Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like RW Rooble Oo La Kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka Ee Geeska Afrika 14/11/2021 Daawo In Jineer Xasan Mamuud oo ka mid aha Siyaa siyiinta Digil Iyo Mirile Ayaa Kuu Geeriyoodey wadanaka uastralia 04/03/2017 Faah faahino Dil & dhaawac Ciidamada Kenya u geysteen dad Shacab ah 24/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 30/12/2020 Akhriso:-Warsaxaafadeed:Marin habaabinta Barnaamijka Wacyigelinta Dastuurka 18/10/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 06/12/2020 Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faah faahin laga helayo 26/07/2023 War-Saxaafadeed Wadajir ah oo laga soo saarey Xaaladda Gedo. 08/03/2020 Qaramada Midoobey oo Sheegtay in 200,000 oo Qof Ayaa Ku Barakacay Fatahaadaha 07/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.