Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaaladda Laascaanood written by Warsan Radio 31/12/2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.DFS waxay ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinkaasi, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato.Waxay sidoo kale Dowladda Federaalka ee Soomaaliya tacsi u dirtay qoysaska iyo eheladii dadkii naftooda ku waayey shaqaaqooyinkaas, iyo inuu Ilaahay degdeg caafimaad u siiyo kuwii ku dhaawacmey. Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaaladda Laascaanood was last modified: December 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Deni oo war kasoo xaaladda Laascaanood next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Wasiiro Maamulka KG Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey. 24/02/2020 SAWIRO:-Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah sameeyay 17/12/2022 Dhagyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 23/09/2022 Wasiir Ka Tirsan Hirshabeelle Oo Iska Casilay xilka kadib Ballan Qaadyo Uu Fulin Waayay Madaxwene Cali Guudlaawe xuseen 16/06/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/12/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 26/05/2021 Sawiro: UNSOM Iyo UNDP Oo Shegeen In Wasaarada Cadaalada Kala Shaqeyn Donaan Arimaha Garsoorka. 01/03/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 11/04/2022 Doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baydhabo 19/01/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 07/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.