Qaar kamid ah dhaawacyada qaraxyadii degmada Maxaas oo la keenay Muqdisho written by Warsan Radio 04/01/2023 Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyey 28 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan, kuwaas oo ka mid ahaa dadkii saakay Al-Shabaab ay ku qarxisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka iyo Taliska ciidan xoogga dalka ayaa iska kaashaday soo qaadista dhaawacyada, iyagoo fulinaya awaamiirta madaxda dowladda Soomaaliya.Xildhibaano, masuuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir iyo madaxda hey’adda Maareyta Masiibooyinka Qaranka ayaa dhaawacyadaan kaga hortagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Qaar kamid ah dhaawacyada qaraxyadii degmada Maxaas oo la keenay Muqdisho was last modified: January 4th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN next post RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga dalka You may also like Dhageyso Ku celis Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada 15/02/2021 Maamulka Jubbaland oo caddeeyay mowqifkooda ku aadan xukuumadda cusub 05/08/2022 DHAGEEYSO+SAWIRO+AKHRISO:-QEYB KAMIDDAH CIYAARTOYDA BAARDHEERE AYAA LAGU WAREEJIYAY QALAB ISBOORTIS iyo Tartamo loo furey 15/03/2017 Akhriso:-Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal la magacaabay 08/09/2018 During a visit to the national laboratory, UN envoy commends advances in testing of COVID-19, and welcomes efforts to build medical capacity for the future 29/06/2020 DFS & Midowga Yurub oo ka wada hadlay qorshaha kala guurka 05/09/2022 SOMA oo cambaareysay weerar ciidamo ku qaadeen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn 22/01/2022 Kalkaalisadii ugu horeysay oo magaalada Muqdisho ugu geeriyootay cudurka COVID-19 26/04/2020 Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqasho Ugu Tegay Booliiska Gaarka u Tababaran Ee Ka Qeyb Qaadanaya Sugidda Amniga Dhuusamareeb 03/09/2019 Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay 594 Maxbuus 10/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.