Qaar kamid ah dhaawacyada qaraxyadii degmada Maxaas oo la keenay Muqdisho written by Warsan Radio 04/01/2023 Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyey 28 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan, kuwaas oo ka mid ahaa dadkii saakay Al-Shabaab ay ku qarxisay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka iyo Taliska ciidan xoogga dalka ayaa iska kaashaday soo qaadista dhaawacyada, iyagoo fulinaya awaamiirta madaxda dowladda Soomaaliya.Xildhibaano, masuuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir iyo madaxda hey’adda Maareyta Masiibooyinka Qaranka ayaa dhaawacyadaan kaga hortagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Qaar kamid ah dhaawacyada qaraxyadii degmada Maxaas oo la keenay Muqdisho was last modified: January 4th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN next post RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga dalka You may also like Dibadbaxyo ka socda Israel ayadoo bandaw jiro 27/09/2020 Ciidamada Booliska Soomaliya oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho 30/11/2021 Tirinta codadka doorashada Somaliland oo weli socota 02/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 17/08/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/11/2023 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/02/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble “Argagixisadu waxa ay ka soo horjeedaan nabadda iyo horumarka,” 03/01/2021 Dhageyso+Sawiro:-Warkii o go dambeeyay KGS iyo sababaha keenay iscazilaada Sharif Xasan 07/11/2018 DAAWO XOOLO KU LEDEEN DEGMADA WANLAWEYN EE GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE 16/01/2017 DHAGEYSO:-WARBIXIN BIYO YARIDA IYO CEELASHA BAYDHABO KU YAALA JECEELOW 25/10/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.