Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug written by Warsan Radio 07/01/2023 Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed Qaybta 21aad Guutada 13Aad ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug..Howlgalkaan ayaa waxaa hogaaminaay taliye xigeenka ururka 43aad guutada 13aad labo xidigle Cabdi Daahir Xersi waxaana ay gaareen deegaanada Qalaalqal, Gaan Cadaad, Qurac joomo oo hoostaga Xiinlebi.” Geesiyaasha qaranka ayaa ku raadjooga Al-Shabaab oo ku dhuumaalaysanaya deegaano kooban oo ka tirsan gobolka mudug waxaana howlgalkaan uu noqon doonaa mid sii socdo illaa laga gaaro deegaanada ay gacanta ku Hayman ayuu yiri” Sarkaal katirsan Ciidanka xoogga dalka.Howlgallada laga sameeyo degaannada Galmudug ayaa aad u yar marka la eego Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana weli Al-Shabaab ay kaga sugan yihiin degaano badan. Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Mareykanka oo hubka ‘dilaaga taangiga’ u diraya Ukraine next post DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab You may also like Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa Isbitaallada ku booqday dadkii ku wax yeeloway weerarkii Hotel Xayaat 22/08/2022 Dowladda oo Ciidamo horleh geysay Gobolka Galgaduud iyo howlgallo ka billaawday 18/07/2023 Kumannaan isugu soo baxay dibadbaxyo ka dhan ah cunsuriyadda oo ka dhacay Dalka UK 07/06/2020 Maxay ka wadahadleen Deni iyo Axmed Madoobe?. 16/11/2021 Wasiirkii Qorsheynta Maamulka Puntland oo xilkii iska casilay iyo sababta keentay 29/12/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/05/2023 Xoghayaha guud ee QM oo ku baaqay in la garab istaago Pakistan. 10/09/2022 Deni oo shaaciyay doorkii uu kulahaa Isbedelka doorasho ee ka dhacay dalka 15/06/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/12/2018 Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed & R/ Wasaare hore Rooble oo ka hadlay ku biirista Soomaaliya Bulshada Afrika 25/11/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.