Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay la taliye Sare written by Warsan Radio 07/01/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo noqday Wasiirkii amniga ee Xukuumaddii Xilgaarsiinta ee Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay la taliye Sare was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay wada-hadallo soo codsadeen Al-Shabaab next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso:- Warka Fiidnimo ee idaacada warsan 12/02/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/10/2021 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 05/06/2022 Video Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka 06/02/2018 Shirkada Somtel oo adeeg cusub soo kor dhisey 16/12/2021 Maxay ka wada-hadleen musharax Jabriil Ibraahim iyo Madaxweyne Lafta-gareen? (Sawirro) 05/04/2021 AKHRISO:- Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay ciidamadii ay Imaaraadku tababarayay 21/04/2018 Midowga Afrika oo amar ku soo rogay Amisom kadib rabshadihii Muqdisho 20/02/2021 Ciidamada Dowlada oo howlgalo ka fuliyay deegaano u dhexeeya Balcad iyo Afgooye 09/03/2021 Laba Diyaaradood Oo Ka Qeyb Qaatay Dagaalkii 2-Aad Ee Adduunka Oo Burburay 13/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.