Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Senator Fartaag? written by Warsan Radio 11/01/2023 Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan gaar ahaa ku yeeshay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sanater Cabdullahi Sheekh ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare, iyada oo uu khada taleefoonka uga qeyb galay guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed & Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen.Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in looga hadlay arrimaha Gobolka Gedo, iyada oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu u sheegay mas’uuliyiinta in loo baahan yahay Maamulka Jubbaland oo mideysan oo Kismaayo kaliya aan ku okeen. Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Senator Fartaag? was last modified: January 11th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Imran Khan oo ka digay ‘dagaal ka dhex qaraxa’ Pakistan iyo Taalibaan next post Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska You may also like Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay Magaalada Boosaaso 04/12/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 19/07/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 15/04/2022 Midowga Musharaxiinta oo oo beesha Caalamka u gudbiyay talobixin ku saabsan qabashada doorashada 12/01/2021 Maamulka gobolka Gedo oo war kasoo saaray doorashada Degmada Garbahaarey 23/02/2022 Meydad hor leh oo laga soo saaray dhismayaashii ku burburay Qaraxyadii Soobe 30/10/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio 30/04/2022 DAAWO: KULAN AY BAYDHABA MAANTA KU YEESHEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA IYO MADAX DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED AYAA KA HADLEY BARAKACAYAAL CUSUB OO KA SOO CARAREY ALSHABAAB 18/01/2018 Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Ereteriya & ujeedka safarkiisa 17/03/2024 Tirada dadka Karoonaha ugu dhintay Afrika oo 100 kun dhaaftay. 20/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.