Faah faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 16/01/2023 Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gaaray mas’uuliyiin iyo Shacab.Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegeen in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in lagu weeraray fariisin Ciidamada dib u xoreynta Gobolka Hiiraan kuleeyihiin Magaalada Halgan, waxaana dadka inay qaraxaasi ku dhinteen la xaqiijiyay Talihihii CID -da Saldhigga Booliska Beledweyne Jamaal Axmed Jaamac.Sidoo kale waxaa jira dad Shacab ah oo waxyeelo qaraa kasoo gaaray, sidoo kalena Goobo Ganacsi oo dad Shacba ah ay leeyihiin ay ku burbureen qaraxa, kaas oo siwyen looga maqlay xaafadaha Magaalada Halgan.Wararka kale ee la helaya ayaa sheegaya in gaariga ka hor inta uusan qarxin ay Ciidamada kor ka arkeen kadibna ay rasaaseeyeen sidaasna uu ku qarxay, waxaana goobtii qaraxa ka dhacay la wareegay Ciidamo kala duwan. Faah faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gobolka Hiiraan was last modified: January 16th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. next post Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 27/09/2018 J/Dhexe: Duqeymo Xooggan oo lagu beegsadey saraakiil Al shabaab ah. 29/04/2020 Dhageyso:-Waxaa xaflad si Xersara ah loo soo agaasimey oo ay ku qalan jibineyaan ardey tiradooda ay gaareyso 38 ardey 11/12/2016 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 25/07/2021 NUSOJ mourns the death of a Journalist killed in Mogadishu twin blasts 22/12/2018 Sacuudiga ayaa Amray in Hal Bilyan Dollar lau maalgeliyo Pakistan 26/08/2022 Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay La Wareegida Mas’uuliyada Hay’adaha FSNAU Iyo SWALIM. 21/09/2021 Daawo Video Gen. Muqtaar oo ka degay Baydhabo 14/02/2018 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/11/2021 Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladaha Cusub Ee Ka Soo Kordhay Coronavirus 07/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.