Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. written by Warsan Radio 16/01/2023 Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud, taas oo lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab.Diyaarado dagaal ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay duqeeyeenSaldhgyo ay Al-Shabaab kulahaayeen degaano hoostaga Degmada Galcad, gaar ahaan Halka loo yaqaano Ceel Xasan Cali iyo Bud-bud meel u dhaw sida ay sheegayaan dadka deegaanka.Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in duqeynta lagu dilay Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab oo is aruursanayay wallow aysan jirin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warka kasoo baxay Saraakiisha dowladda.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaannada ay duqeynta ka dhaceen ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay ka wadaan howlgallo kala duwan, iyaga oo doonaya inay degaannadaas la wareegaan. Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. was last modified: January 16th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Faah faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gobolka Hiiraan next post MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH You may also like Madaxweyne Waare oo ku dhawaaqay xubnaha guddiyada doorashada ku metelaya HirShabeelle 25/10/2020 Akhriso: Puntland oo joojisay Salaadaha Jameecada in lagu dukado Masaajidada 18/04/2020 Video:-Shir ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirro) 11/10/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/11/2020 Dhageyso:-Warka duhurnimo ee Idaacada Warsan 17/08/2021 Akhriso:-Dowladda Federaalka oo ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Berbera 15/09/2019 Beesha Caalamka oo ku baaqday markale in si deg-deg ah loo bilaabo wadahadalada doorashooyinka 23/02/2021 Dhageyso: Warka Galab ee Idaacada Warsan 25/09/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha oo loga hadlaayo Tacabka dalagyada xabuuqleyda ama firaleyda 05/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.