MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH written by Warsan Radio 16/01/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.Madaxweynaha ayaa bogaadiyay gogashan oo uu fidiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, si loo xaqiijiyo Koonfur-galbeed heshiis ah, loona xoojiyo midnimada iyo wadajirka dadka deegaanka.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Koonfur-galbeed waxa uu xoogga saari doonaa sidii loo dardar gelin lahaa xoreynta deegaannada Konfur-galbeed ee wali ay argagixisadu ku dhibaateeyaan dadkeenna, kana soo maleegayaan gumaadka iyo amni darrada. MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH was last modified: January 16th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. next post Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee dowladda Finlad You may also like Rooble oo ka hadlay tilaabada ay qaadeen Guddiga doorashooyinka Heer federal 02/04/2022 Dagaalka ka socdo dalka Itoobiya oo sanad jirsaday 04/11/2021 Xildhibanaada Jubbaland oo doortay Senatoradii ugu horeeyay 30/07/2021 MASUULIN KATIRSAN DFS OO SOO GAREEN MAGAALADA BAYDHABO 12/03/2020 Ciidanka Koonfur Galbeed Oo Dagaal Kula Wareegay Degaan 35 KM u jira degmada Diinsoor 10/10/2020 Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo 3 sano oo xarig ah lagu xukumay 01/03/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/05/2022 Shirka madasha aragti wadaagga oo galay maalintii labaad 31/12/2020 Daawo Video Kulan Caalami ah oo Ay Kasoo Qeyb Galeen Hay’Adaha Ka howl Gala Deegaanada Koonfur Galbeed 13/12/2017 Xukuumadda oo faah faahisay Shirka Golaha wadatashiga Qaran 04/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.