Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. written by Warsan Radio 16/01/2023 Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud, taas oo lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab.Diyaarado dagaal ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay duqeeyeenSaldhgyo ay Al-Shabaab kulahaayeen degaano hoostaga Degmada Galcad, gaar ahaan Halka loo yaqaano Ceel Xasan Cali iyo Bud-bud meel u dhaw sida ay sheegayaan dadka deegaanka.Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in duqeynta lagu dilay Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab oo is aruursanayay wallow aysan jirin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warka kasoo baxay Saraakiisha dowladda.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaannada ay duqeynta ka dhaceen ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay ka wadaan howlgallo kala duwan, iyaga oo doonaya inay degaannadaas la wareegaan. Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. was last modified: January 16th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Faah faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gobolka Hiiraan next post MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH You may also like AKHRISO:-10 QOF OO KU DHIMATAY QARAX KADHACAY RUUSHKA 03/04/2017 Jake Sullivan: “Mareykanka waxa uu aad uga walaacsan yahay macluusha la saadaalinayo ee Soomaaliya”. 07/09/2022 Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland oo maanta la dhaariyey xubnaha 03/06/2021 Booliska Soomaaliya oo shaaciyay cidii ka dambeysay dilka Atooraha badda 29/04/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Golle-Joog BBC Media Somali iyo Warsan Radio 07/07/2020 Sawiro: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Ugu Baaqay In ay Kala Shaqeyaan Hormarada Degmada Baydhabo. 28/11/2019 Dalka japan oo ansixiyey dawo cusub oo dadka ka caawin karta cudurka COVID-19 08/05/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/09/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 06/02/2021 Nabadoon caan ah oo Caawa lagu dilay magaalada Baledweyne 29/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.