MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH written by Warsan Radio 16/01/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.Madaxweynaha ayaa bogaadiyay gogashan oo uu fidiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, si loo xaqiijiyo Koonfur-galbeed heshiis ah, loona xoojiyo midnimada iyo wadajirka dadka deegaanka.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Koonfur-galbeed waxa uu xoogga saari doonaa sidii loo dardar gelin lahaa xoreynta deegaannada Konfur-galbeed ee wali ay argagixisadu ku dhibaateeyaan dadkeenna, kana soo maleegayaan gumaadka iyo amni darrada. MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH was last modified: January 16th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud & faah faahin laga helayo. next post Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee dowladda Finlad You may also like DHAGEYSO:-WAREYSI XASAASI AH IBDOW AAASE WAA MUDANE KA TIRSAN BKGS EEDEYMAHA LOO SOO JEEDIYEY 17/04/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 06/05/2021 NUSOJ oo soo dhoweysay go’aanka Maxkamadda Sare ku ayidday Doorashada (Akhriso) 24/07/2016 Madaxweynaha Nigeria oo cambaareeyey weeraro 47 qof lagu dilay 20/04/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 05/10/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka 23/10/2022 Akhriso:-Safarkii jawaabta (madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe) 18/01/2018 Xubno kamid ah noqonaya Golaha degaanka Magaalada Jowhar oo Maanta la doortay 24/10/2023 Akhriso:-Eng Cabdi Cashuur Xasan oo ka qeyb galaya Shirweynaha aan caadiga ahayn ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) 24/09/2019 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Magaalada Addis Ababa 04/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.