Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceeldheer written by Warsan Radio 17/01/2023 Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo sanado badan ay gacanta ku hayeen maleeshiyada Al-Shabaab.Qabashada Ceeldheer ayaa waxaa xaqiijiyey wasiirka gaashnaadhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo sheegay in si nabad ah ay kula wareegeen ciidamada.Waa magaaladii saddexaad oo ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo ay ciidanka dowladda ka qabsadaan Al-Shabaab muddo laba maalin gudahood ah.Ciidanka dowladda ayaa sidoo kale shalay qabsaday magaalooyinka Galcad iyo Xarardheere oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Mudug.Wasiirka difaaca Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhallinyarada weli ku jirta Al-Shabaab ugu baaqay inay kasoo baxaan kooxda. Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceeldheer was last modified: January 17th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Al-Shabaab oo weerar dhimasho leh ku qaaday saldhig ku yaalla Sh/Dhexe. next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. You may also like PUNTLAND OO DISHAY MADAXII AL-SHABAAB U QAABILSANAA QARAXYADA GOBOLKA MUDUG 06/06/2020 DHAGEYSO :- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN RADIO EE MAGAALADA BAYDHABO 15/11/2016 Ciidamada dowladda oo furay Wadooyin ay go,doomiyeen Shabaab 07/05/2022 Dhageyso: Barnaamijka Athiny kydayooy 23 01 2022 23/01/2023 Dhageyso: Madaxweyne maamul goboledka hirshabeele ayaa Hadlay Xaduudaha Maamulka Hirshabelle e uu lawaado gobolka banaadir 30/03/2017 Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaan-geliyay Xisbiyo Cusub 01/07/2020 Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho 09/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/11/2021 Maraykanka oo ku fashilmay inuu kordhiyo cunoqabataynta hubka ee saaran dalka Iiran 15/08/2020 Video Waxaa Manata Magalada Baydhabo Dib Ugu Soo Laabtey Xildhibaanadii Mooshinka 23/03/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.