Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceeldheer written by Warsan Radio 17/01/2023 Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo sanado badan ay gacanta ku hayeen maleeshiyada Al-Shabaab.Qabashada Ceeldheer ayaa waxaa xaqiijiyey wasiirka gaashnaadhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo sheegay in si nabad ah ay kula wareegeen ciidamada.Waa magaaladii saddexaad oo ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo ay ciidanka dowladda ka qabsadaan Al-Shabaab muddo laba maalin gudahood ah.Ciidanka dowladda ayaa sidoo kale shalay qabsaday magaalooyinka Galcad iyo Xarardheere oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Mudug.Wasiirka difaaca Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhallinyarada weli ku jirta Al-Shabaab ugu baaqay inay kasoo baxaan kooxda. Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceeldheer was last modified: January 17th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Al-Shabaab oo weerar dhimasho leh ku qaaday saldhig ku yaalla Sh/Dhexe. next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. You may also like 30 Qof oo kuleel ugu Geeriyooday dalka Canada. 30/06/2021 Dhageyso:Wafdi ka socoda qaramada Madoobey oo maanta soo gaarey Magalada Baydhabo kullana la qaatey Qaar ka Mid ah Wasiirada Dowlad goboleedka KGS 04/02/2020 Farmaajo iyo Rooble oo cambaareeyay ismiidaamintii Saraakiisha lagu dilay 10/05/2021 Ciidanka DANAB oo la wareegay degaano katirsan Shabeellaha Hoose & Baay 01/05/2022 Faah Faahin:-Rag Hubeysan Oo Toogtay Muwaadin Soomaaliyeed 22/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/10/2019 Video Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka 06/02/2018 SAWIRO:- Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay dalka Hindiya 25/01/2023 Shiinaha oo si adag uga horyimi xiriika Somaliland iyo Taiwan 19/08/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 30/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.