Maamulka Degmada Tiyeeglow Oo Wada Sidii dib ay U celin Lahayeen Shacabkii Dhawaan Kasoo Cararey Deganadii Lawaregey Urarka Al Shabaab Iyo Deganadii Ciidamada Lawaregey
Kadib Markii Dhawaan Ciidamo Katirsan Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Booliska Gaar ah Ee Goonfur Galbeed Iyo Kuwa Ciidamada Midowga Afrika Ee Amison Kuwooda Itoobiya Ay Ka Baxeen Degaano Katirsan Gobolka Bakool Walow Qaar Kamid Ah Deganadaasi Dib Ay Ulawaregeen Ciimdamadaasi Ayaa Dadkii Ka Soo Barakacey Ayaa Waxaa Ay Gareen Degmooyinka Kala Ah Hudur Iyo Degmada Tiyeeglow Oo Kawada Tirsan Bakool Ayaa Hada Maamulka Degmada Tiyeeglow Ayaa Waxaa Uu Kahadley Sidii Dadkaasi Degaankooda Dib Loogu Celin Lahaa Waa Deganada Dib Ula Waregeen Ciidamadii Kasoo Baxey.
Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdulle Food Cade Ayaa Sheegey In Ay Wadaan Dadaalo Ku Aadan Si Dadkaasi Degaanadooda Loogu Celin Lahaa Maadama Ay Hore Ugu Soo Ordeen Cabso Ay Kaqawaan Urarka Al Shabaab Oo Deganadooda Weeraro Ay Ku Soo Qadeen Kana Cabsi qaween In Ay Dhibaato Ay Kala Ku Maan Halkaasi
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Jiraan Dad Kuharey Degaanadaasi In Al Shabaab Ay Ugeesteen Dhibaatooyin Iyo Afduub Markii Dib Ay Uga Baxayeen Deganadaasi In Ay Hore Ay Usiiwateen Sida Uu Warsanradio.com Uxaqiijiyey Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdulle Food Cade,
W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)Xafiiska Magalada Baydhabo Janaay Ee Xarunta Gobolka Baay,