Kadib Markii Dhawaan Urarka Al Shabaab Cuna Qabateen Ay Ku Soo Rugtey Degmada Qansax Dheere Iyo Degaanada Kale Ee Hoostaga Ayaa Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Ciidamada Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Maalmahaan Waxaa Ay Wadaan Howlgalo Looga Hortagaayo Dhibaatada Nolol Xumada Ah Ee Xiligaani Kataagan Degmada Qansax Dheere Ee Gobolka Baay.
Howlgalkaan Ayaa Intooda Badan Waxaa Laga Sameeyey Dhoor Degaan Oo Katirsan Magalada Qansax Dheere Inta Ay Howlgalada Ay Socdeen Ayaa Waxaa Lagu Soo Qabqabtey Dhoor Qofood Oo Intooda Badan Lalaxiriirinaayo In Ay Katirsan Yihiiin urarka Al Shabaab.
Maamulka Degmada Ayaa Waxaa Uu Sheegey Dadkii Howlgaladaasi Lagu Soo Qabtey In Ay Ku Sameyeen Taaritaano Dadka Qaar Loo Deyey Iney Yihiin Dad Deganadaasi Ka Soo Jedaan Tira Kale Hada Ay Ku Jiraan Gacanta Ciidamada Dowlada Somaliya.
Gudoomiye-Kuxigeenka Degmada Qansax Dheere Ee Gobolka Baay Cabdulle Xasan Saney Matarfiish Oo Lahadlaayey Idaacada Risaala Ee Xafiis Wareedkeeda Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Xaaladaha Nolaleed Iyo Howlgaladii Ugu Dembeeyey Ee Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Somaliya Ay Ka Samayeen Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Baay Maamulka Koonfur Galbeed.
Cod
Howlgaladaan Ay Ka Socdaan Degmada Qansax Dheere Ayaan La”ogeen Waxyaabaha Ay kabedeli Donaan Cuna Qabateenta urarka Al Shabaab Xiligaani Ay Ku Soo Rugtey Degmada Qansaxdheere Oo Katirsan Gobolka Baay.