Godoomiyaha degmada diin soor ibrahim shig shigaw oo maanta ka hadlay dagaalkii ku dhax maray shabaab iyo ciidan ka diinsoor ee Koonfur Galbeed soomaaliya duleedka magaaladada uforaw sida noo sheegay Gudoomiyaha Degmada Diinsoor hada waxaa gacanta ku haaya Deegaanka uforaw ciidamada Koonfur galbeed soomaaliya wareeysi xasaasi ah ayaan layeelanay Mascuulinta Degaankaasi oo Ka Mid yahay Gudoomiyaha Degmada Diinsoor
HOOS KA DHAGEYSO CODKA