Waxaa Xarunta ciidmada amisoon ee magalada baydhabo Xaraga looga jarey Ceelbiyood ay Her giliyeen Ciidamada Amisoon waxana xarq jareka ka qeebeb galey ,kusimaha Madaxweynaha maamulka kgs ahana waziirka beeraha iyo warbka Maxamed xasan fiqi iyo waziirka Xubka dhigista Dhaqan cilinta Towbarada Maleeshiyaadka xasan xuseen xasan eeley iyo sarkiil katirsan amisoon .
Waxana xarqjerka ka dib muhiimada Ceelkan uu uleeyahay Bulshada somaliyeed uu kahadley kusimaha madaxaweynaha maamulka kg iyo wazirka xub kadhigista iyo dhagan cilinta towabarad barda maleeshiiyaadka dowlada goboleedka kgs .
Ceelbiyoodkan ay ka hergiliyeen magalada baydhabo ciidamda amisoon ayaa waxa uu ku soo adeyaa xili deeganada kgs ay kajiran biyo yeri ay saameysey dadka iyo duunyada ku dhagan kgs ,
Wariye feysal dhayow xuseen