2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi aanu la yelanay Gudoomiyaha ururka dhalinyarada ee magalada tiyeeglow T Y N oo ka warbixiinayey gudi uga geeriyooday.
by Warsan Radio December 20, 2015Wareysi aanu la yelanay Gudoomiyaha ururka dhalinyarada ee magalada tiyeeglow T Y N oo ka warbixiinayey gudi uga geeriyooday. Dhageyso:-Wareysi aanu la yelanay Gudoomiyaha ururka dhalinyarada ee magalada tiyeeglow T…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiyaha degmada Baydhabo abdulaahi ali watiin ayaan ka wareysanay xalada magalada baydhabo
by Warsan Radio December 20, 2015Gudoomiyaha degmada Baydhabo abdulaahi ali watiin ayaan ka wareysanay xalada magalada baydhabo wuxuu noosheegay ina wadanka hormar aad u balaaran ka socdo tedakela wuxuu noosheegay inwadooyinka magalada aya ku jiraan…
-
WARARKII MAANTA
Daawo Muqaalka Madaxweyne Shariif Xasan oo Dib usoo Laabtay Magalada Baydhabo uuna ka Warbixiyey Safarkiisa>>
by Warsan Radio December 20, 2015Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur Galbeed si diiran loogusoo dhoweeyay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo magaalada Muqdisho ugasoo qayb galay shirka…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio December 19, 2015Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Madaxweyne Shariif Xasan iyo wafdi la socaday oo dib usoo Laabtay magalada baydhabo >>
by Warsan Radio December 19, 2015Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur Galbeed si diiran loogusoo dhoweeyay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo magaalada Muqdisho ugasoo qayb galay shirka…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:-xaalada Ku dhawaad 20-ruux oo ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay Baydhabo”
by Warsan Radio December 17, 2015Shil gaari oo ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 15 ruux ayaa maantay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. Shilkani gaari oo ka dhacay bartamaha magaalada Baydhabo waxaa ku…
-
waraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio December 17, 2015Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-xildhibaan dubad oo ka soojeeda degaanada beriyahaan cabashao ka soo bahaysay degaanada oo ka mid ah gobalka bakool oo yiri waxaas majiraan aniga ayaa ku jirno xilabaanada konfur galbeed soomaaliya>>
by Warsan Radio December 17, 2015Dhageyso:-xildhibaan dubad oo ka soojeeda degaanada beriyahaan cabashao ka soo bahaysay degaanada oo ka mid ah gobalka bakool oo yiri waxaas majiraan aniga ayaa ku jirno xilabaanada konfur galbeed soomaaliya…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Godomiyaha Degaanka Gofgadood oo Ka Hadlay Biyo yari, Inkasto oo horay uga daceen roobab>>
by Warsan Radio December 17, 2015Godomiyaha degaanka gof gadood oo ka hadlay biya lacaan isla markasna lodirsanaa daadad balaaran oo lashaaciyay Godomiyaha degaanka gof gadood oo ka hadlay biya lacaan isla markasna lodirsanaa daadad balaaran…

