Baydhabo–(WSR)–Waxaa warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya war bixin siisey raabaco sheekh nuur oo kamid ah baarlamaanka soomaaaliya ayagoo wafuudaas hur kaceysey wazaarada haweenka ayaa safar kooda ku saabsanaa si ay u helaan haweenka xaquuqda ay lahasyeen waxaa ay tiri haweenka ma u sheegan karaan dhibkooda marka ay la kulmaan ama soofood saarto dhanka baarista.
2015
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi ku saaabsan xaalada ka doorashada Xildhibaanada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya..
by Warsan Radio August 19, 2015Waxaa goor dhow wareysi ku saabsan xaalada doorashada xildhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya la yeelatey malaaq modiyow ayaaa sheegey malaaqa in…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareesi aan La,yeelaney Af Hayeenka Dowlad Goboleed KGS Mudane Abdikadir nadara.
by Warsan Radio August 19, 2015BAYDHABO–(WSR)–Waxaa goordhow wareesi dhinacyo badan taabanaayo la sheeshatey raadio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya waxaa wareestey waryaheyna ku sugan magaalda baydhabo janaay wariye ALi ilyees. Asigoo af hayeenka sheegey…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Sawiro+Tababar kaan Waxaa Soo Qaban Qaabiyay Ururka Dhalanyarada Kanava Ay Gacanay ka Heleeso UNICEF Waxana Soconaayey Sedx Maal Mood Baydhabo >>
by Warsan Radio August 19, 2015Baydhabo–WSR– tababar looga hadlaayey mudooyinkaanba Tababar kaan waxaa soo qaban qaabiyay Ururka dhalanyarada Kanava ay Gacan ka heleeso UNICEF waxana soconaayay sedx maal mood manta ayuu soo xirmay waxaana kahad…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio August 19, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey bishaar xasan maxamed bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>…
-
WARARKII MAANTA
Daawo Sawirada : Turkiga oo soo saaray Diyaarado Dagaal oo Casri ah ka dibna geeyay xuduudaha dalkaas !!
by Warsan Radio August 18, 2015Wasaarada gaashaandhiga dalka Turkiga oo looga bartay soo saarista sanad kasta hub casri ah gaar ahaan Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helikopter-ka loo yaqaan ayaa mar kale waxeey soo bandhigteen…
-
WARARKII MAANTA
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo Muqdisho soogaaray ..
by Warsan Radio August 18, 2015Muqdisho-WSR–Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, iyagoo kulan wadahadal ahna la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka tirsan wafdiga…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
TOP NEWS Dhageyso:-wareysi aanu la yeelanay caawa Gudoomiyaha Degmada Berdaale Axmad isaaq oo ku Magac Dheer Caracase..
by Warsan Radio August 18, 2015Berdaale–(WSR)–Waaxan Ka Wareysanay Saraakiishaas isa soo dhiibay Degmada Bardaale Gudoomiyaha Degmada bardale axmad isaaq oo ku magac dheer Caracase. gudoomiyah ayuu waxaa ka war bixiyey sarakiish is ku soo dhiibay…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Xaasaasi Ah Maamulka Bakool iyo Saraakiisha Itoobiya shir jaraaid Ay Ku Qabtey …
by Warsan Radio August 17, 2015Xuddur-(WSR)–Maamulka Gobolka Bakool iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaha ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Guddoomiyaha Xuddur Max’ed Macallin Axmed oo Wareysi uu siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageso:-Malaaqyada D&M oo shir jaraaid Ku Qabtey Baydhabo Ayaa Ka Horyimid,,,
by Warsan Radio August 17, 2015BAYDHABO–(WSR)–Magalada Baydhabo ayaa maanta waxaa ka dhacay shir ay is ku yimaadeen malaaqiyada konfur galbeed soomaaliya gaar ahaan Digil iyo merifle malaqyadaan ayey waxaa aad ugu hadleen waxaa ka dhacayo…