warbixin ku saabsan magaalada baydhabo janaay ayaa inoo sii diyaariyey war yaheena ku sugan magaalada baydhabo janaay wariye xusni hadaba magaaalada waa magaalo ceenkee maxaa lagu xasuustaa intee ku taalaa dadka dhaqankooda waa sidee intaas iy in kabadan ayaa war yaheena inoo sii diyaariyey asigoo waqti badan ka liyey, baydhabo waxey ku talaa qurac dhaca koonfureed ee soomaaliya waxeyna ku fadhisaa dhul lagu qiyaasey15km isku wareeg ah jawiga heer kulka waxaa lagu qiyaasaa inta u dhaxeysa30 ilaa 20 degrii magaalada waxaa ku wareegsan dhul beereed iskuwada jira kuwa qudaarta ka soo kudo iyo qaar kale dalaga ah ooo magaalada laga isticmaaalo inta bada n waxaa u qeebsamaan dadka ku nool kuwa xooolatey ah iyo beeraley waxaa ay soomartey marxalo kala duwan kuwaasoo iskuwada jira in dagaalo saameeyey dhimasho bara kac iyo boob loogeesto magaalada sida lagu yaqaano hadii xoogoo nabad hesho waxaa dib u soobilaawanaayo dhismihii iyo hurmakii sida lagu yaqiines magaalada ayaa waxaa caan ku tahay baydhabo janaay oo isha biyaha ka soo burqadaan sanadaan dame hurmaka magaalada yaa ah mid lataaban karo marka aad ka eegto dhanka waxbarashada , caafimaadka dib u dhiska kuraha wadooyinka burbursan iyo xarumaha dowlada haatan ka dhisan marka kur aad ka eegto waxaa dareemeysaa hurmar ween iyo ganacsiga oo haatan balaaran mar uu ka hadlaayey gadoomiha Baydhabo ayaa sheegey in hurmar ween ay tilaaabsatey magaalada wxuu yiri gadoomiye watiir wax walba oo hurmar ah waxaa aldhihi karaa dowlada iyo shacabkooda ayaa hurmood ka ahaa nabadkaliyada axaa sidoo kale asbaab u ah ayyuu yiri gadoomiye watiir oo la furey goobo lagu ciyaaro intaan iyo in kabada nhadii aad rabto waxaa sitoos u dhagesan gartaa wariha ka soo diyaariyey arimaha magaalad baydhabo
February 2016
-
WARARKII MAANTA
DEGMADA WAAJID OO KA TIRSAN GOBOLKA BAKOOL AYAA KAAREY QAAR KA TIRSAN DOWLAD GOBOLEEDKA KGS.
by Warsan Radio February 21, 2016degmada waajid oo ka tiran gobolka baay ayaa gaarey qaar ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo ka mid ahaa wasiirka hub ka dhigista dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS, IYO CAWA,
by Warsan Radio February 21, 2016Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maamulka gobolka baay oo qalab caafimaad kala wareegay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ama hayada Arlaadi Aid “SAWIRRO”
by Warsan Radio February 20, 2016Nuur Maxamed Nuunow oo ah guddoomiyaha ururka samafalka ah ee Arlaadi Aid ee dalka Mareykanka oo qalabka caafimaad juhdi weyn geliyay sidii halka lagu soo gaarsiin lahaa ayaa u mahadceliyay…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 20, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Daawo sawiro:- shil mooto bajaaj ayaa waxa ka dhagay magalada baydhabo shilkaan oo waxayeelo ka soogaaray labo qof oo dhaawac culas ah
by Warsan Radio February 20, 2016waraka naga soogaaraayo ayaa sheegayaa inay magaalada baydhabo janaay ayaa shil mooto bajaaj ayaa waxa ka dhagay magalada baydhabo shilkaan oo waxayeelo ka soogaaray labo qof oo dhaawac culas ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: 37 Qoys Oo Qaxooti Ah Oo Kasoo Laabtay Xeryaha Dhadhaab Oo Soo Gaarey Baydhabo..
by Warsan Radio February 20, 2016Waxaa jira qoysas si iskood ah kaga soo laabtay xeryaha qaxootiga Kenya ee Dhadhaab kuwaasi oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, laguna soo dhaweeyay magaalada. Qoysaska kasoo laabtay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-waxaa goordhow waraysi la tiigsanay gudoomiyaha hayada nadaafada daryeel sarfiis maxamed nuur macalim mukhtaar,,
by Warsan Radio February 20, 2016waxaa goordhow waraysi la tiigsanay gudoomiyaha hayada nadaafada daryeel sarfiis maxamed nuur macalim mukhtaar maamulaha ayaa waxa ka waydiinay sababta ay ku qasabtay inay ka hergaliyaan hayada ay tahay sheqadeeda nadaafada,…
-
waraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio February 18, 2016Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Xasaasi Ah aanu Latiigsanay Ibraahim Max’ed Nuur Shig Shigow Guddoomiyaha maamulka degmada Diinsoor,,
by Warsan Radio February 18, 2016Ibraahim Max’ed Nuur Shig Shigow Guddoomiyaha maamulka degmada Diinsoor ee Gobolka aay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada dowladda KGS Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya ay…
