xaflad akab caafimaad wareeyjin oo ARLADI AID oo isbitaalka baydhabo ku wareejisey waxaa koob joog ka ahaa wasiirka caafimaadka,gadoomiyaha gobolka baay iyo mas,uuliin kala duwan sida uu u sheegey mas,uul oo u hadlaayey in la aas aasey ARLADI AID 2014 waxaa aas aasey dhalanyaro ka soojeedo koonfur galbeed soomaaliya oo ay ku sugan yihiin wadanka mareekanka iminka ay ku sugan yihiin goob walba oo ka tirsan aduunka oo dhan.
Akabkaas ayaa la sheegey inuu yahay akab wax ool leh oo umada soomaaliyeed wax looga qaban karo intabadan isbitaalka wax badan o baahanaa oo wali u baahan yahay in la hur mariyo sidoo kale waxaa ka hadley agaasimaha guud ee isbitaalka baydhabo USTAAD ABDIFATAX IBRAAHIM HASHI ayaa alaabtaas si xushmad leh lagu wareeyjiyey asigoo sheegey in uga adeei doono qalabkaas umada soomaaliyeed gaar ahaan qof walba ku sugan ama lageeyno isbitaalka baydhabo waxaa balan qaadeyaa in alaabtaas aan xifdin doono, sidoo kale asigoo ku hadlaayey dhamaan DR-rada shaqaalaha isbitaalka baydhabo wuxuu mahad u celeyey dhamaan cid walba oo gacan ka keeystey asigoo aad uga faraxsanaa baahida ay qabeen qaar ka mid ah ay daboolantey sitoos ayuu mahad u celiyey agaasime ABDIFATAH IBRAHIM HASHI arladi aid.
uga danbeentii agaasimaha ayaa u gacan haatiyey hay,adaha kale oo ku sugan kudaha iyo dibiada in wax looga qabto isbitaalka baydhabo si u noqdo isbitaal wax walba laga helaayo hadii gobol aha wadan hurmaro marka hure waa in lala tacaalaa isbitaalada si caafimaadka u noqodo midka uga hureeyo waana tusaale mudan in lagu deydo ARLADI AID.