waraysi xiiso badan aanu la yeelaney Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa ka hadlay arimo badan horyaalada dowlad goboledka koonfur galbed somaliya,
halkan hoose ka dhegeyso wareysiga waziirka dastuurka dfs