Golaha abwaanada soomaaliyeed qeybtooda koonfur galbeed Ayaa waxey iskugu yimaadeen kulan ay kaga hadleyaan fikir koda ku aadan siyaasada dalka gaar ahaana doorashada madaxtinimo ee Somalia
Kulanka ayaa waxaa ka muuqdey abwaanka weyn ee reer koonfur galbeed maxamuud xaaji maxamed tarash
Waxaana fanaaniintii iyo abwaanadii goobta ku suknaa ay sheegeen xiligan in dalka uu samatabixin karo xil yaqaan soomaaliyed kaasina uu yahay shekh shariif shekh axmed
Dhawan ayaa waxaa loo balan sanyahay doorashada xilka madaxtinimo ee Somalia oo xiligan musharixiin badan ay u taagan yihiin qabashada xilka madaxweyne.
https://www.youtube.com/watch?v=QUThXnMsyYQ