wareytsi mela badan tabanaayo aanu layeelanay Gudoomiyihii hore Afgooye Cabdiqani dadka xilalka loodhiibay uma dhalanin deegaanka gudoomiyaha wuxuu kela cadeeyey inusan baxsanin wararka lasdhaxmaraayo ayaa sheegayaa gudoomiyihii hore uu ka baxsaday wuxuu aaday alshabab waxaas waxaba ka ma jiraan anigoo joogin ayaa waxaa la igu samayey xilkaqadis aniga taasi waxaan u arkaa waxa markaas la iga boobaayey inay jiraan
March 15, 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Baabuur u Sheqaynaayey Bishacas oo Lagu Afdoobtay inta u Dhahayso Gedo Nur Sayax Xare wareysi siyey Radio warsan iyo Warbaahin KGS,
by Warsan Radio March 15, 2016baabuur u sheqaynaayey bishacas oo lagu afdoobtay inta u dhahayso afhayeeynka maamulak KMG. Ah jubba ee gabalka Gedo Nur Sayax Xare wareysi siyey radio warsan iyo warbaahin Koonfur Galbeed Soomaaliya…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 15, 2016warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareysi aanu La Yeelanay Xildhibaan Axmad Cumar Mayaw [Korneel Ruush)..
by Warsan Radio March 15, 2016Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Gudoomiyaha Baarlamaanka KGS. OO Wareysi siiy Radio Warsan iyo Wabaahinta KGS,,
by Warsan Radio March 15, 2016Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
-
ARIMAHA BULSHADAwaraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Daawo: Shirka Wacyi-galinta DFS Iyo KGS Ee Dib U Eegista Dastuurka Oo Maanta Ka Furmey Magaalada Baydhabo,,
by Warsan Radio March 15, 2016Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Reer Buurhakaba oo Dacwo ka Ah Wasiirka Arimaha Gudaha KGS ..
by Warsan Radio March 15, 2016Waxgaradka iyo Odayaasha Degmada Buurhakaba ayaa Wax laga xumaado ku tilmaamay in shaqsi sheegta wasiir Maamul” shaqsiyaad uu laalush ka qaatay u magacaabo Xilal isaga oo “aan wax wada tashiya…
-
Ilyaas Sheekh Cumar oo ah siihayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar oo warbixin kasiiyay Radio Muqdisho, wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Qaahira ee Dalka Masar. Iliyaas Sheekh Cumar…
-
Wareysi Malaaq Malaaq Maxamed Xaji Maxamed oo ka hadlay arimaha Konfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Maxamed Xaji Maxamed oo ka waramaye xalada degmada buurhakaba Dhageyso:-Wareysi Malaaq Maxamed Xaji Maxamed was last…
