warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo wararka loo xiisabadan. waxaana idiin kala dhig dhigeysa warka caawawariye.
March 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso;-Wada Hadalkii Dastuurka La soobandhigayey oo socon doona 5 maalimood Magaalada Baydhabo,,
by Warsan Radio March 16, 2016wada hadalkii dastuurka lasoobandhigaayey oo socon doona 5 maalimood ayaa maanta doodii ka hor waxaa hadlay madaxda ama wasiirada waa kuwaan codod koodi oo isku xiran Dhageyso;-Wada Hadalkii Dastuurka La…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Wasan iyo warsan warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya subaxnimo ku soodhawaadaa barnaamishkii
by Warsan Radio March 16, 2016baydhabo WSR..-Barnaamijka Wasan iyo warsan warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya subaxnimo ku soodhawaadaa barnaamishkii oo kooban. Dhageyso:-Barnaamijka Wasan iyo warsan warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya subaxnimo ku soodhawaadaa barnaamishkii was last modified:…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wasiirka ugu sheqada badan dowlad gobaleedka KGS, Waa ku maa hee halgenka,
by Warsan Radio March 16, 2016Daawo wasiirka ugu sheqada badan dowlad gobaleedka KGS, Waa ku maa hee halgenka waa wasiirka uga shaqada badan waaye hadii lofiiriyo haga amniga ama baraarujinta bulshada reer konfur galbeed soomaaliya,,…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Meela Badan Taabanaayo aanu Layeelanay Gudoomiyihii Hore Afgooye Cabdiqani Dadka Xilalka Loodhiibay uma Dhalanin Deegaanka..
by Warsan Radio March 15, 2016wareytsi mela badan tabanaayo aanu layeelanay Gudoomiyihii hore Afgooye Cabdiqani dadka xilalka loodhiibay uma dhalanin deegaanka gudoomiyaha wuxuu kela cadeeyey inusan baxsanin wararka lasdhaxmaraayo ayaa sheegayaa gudoomiyihii hore uu ka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Baabuur u Sheqaynaayey Bishacas oo Lagu Afdoobtay inta u Dhahayso Gedo Nur Sayax Xare wareysi siyey Radio warsan iyo Warbaahin KGS,
by Warsan Radio March 15, 2016baabuur u sheqaynaayey bishacas oo lagu afdoobtay inta u dhahayso afhayeeynka maamulak KMG. Ah jubba ee gabalka Gedo Nur Sayax Xare wareysi siyey radio warsan iyo warbaahin Koonfur Galbeed Soomaaliya…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio March 15, 2016warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareysi aanu La Yeelanay Xildhibaan Axmad Cumar Mayaw [Korneel Ruush)..
by Warsan Radio March 15, 2016Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Gudoomiyaha Baarlamaanka KGS. OO Wareysi siiy Radio Warsan iyo Wabaahinta KGS,,
by Warsan Radio March 15, 2016Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
-
ARIMAHA BULSHADAwaraki radioWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Daawo: Shirka Wacyi-galinta DFS Iyo KGS Ee Dib U Eegista Dastuurka Oo Maanta Ka Furmey Magaalada Baydhabo,,
by Warsan Radio March 15, 2016Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka furmey shirka wacyigelinta Dowlada Federalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dib u eegista Dastuurka. Furitaanka shirka Waxa kasoo qeybgaley…
