Waxaan fursad aanu u helney in barnaamij aan ka diyaarino Abwaan mustafa sheekh aadan oo ku sugan magaalada jida ee dalka saudiya.
Abwaanka ayaa waxaanu barnaamijkiisa ku soo qaadaney heeso uu sameeyo iyo gaweyo uu sameeyay oo aad u xiisa badan waxaa kaloo abwaanka ka sheekeyay tariikhdiisa . Heeso aad u macaan ayaa ka dhegeysandoontaan inta barnaamijka uu socdo hadal aan idinku daalaninee ina dhegeysta barnaamijkaan oo ah mid aad u xiisa badan.