wareeysi dheer uu siiyay agaasimaha shirkadda biya gilinta magaalada Baydhabo ee WarJanaay ayaa waxa uu sheegay in si rasmi ah Masaajidyada , iskoolaha, isbitaalada iyo meelaha kawarada dhexeeya bushada ayaa lashegay in aan laga qaadeynin wax lacago ah, hadaba halkaan hoose ka dhageyso qudbadii agaasimaha
Monthly Archives
April 2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Ciidamo qaas ah oo loo tababaray magaalada beydhabo
by Warsan Radio April 1, 2016galabnimadii maanta ayaa waxaa lagu qabtay magaalada baydhabbo xaflad aad u qurxbadneed oo lagu soo bandigay sida ay u shaqeyn lahaayeen ciidamadaas halkahoose kadhegeyso Dhageyso Ciidamo qaas ah oo loo…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Wareysi aanu layeelaney agaasimha ibitaalka magaalda baidoa Abdifitaax ibraahim Xaashi.
by Warsan Radio April 1, 2016wareysi ainu layeelaney agaasimaha isbitaalka magaalada baidoa ee caasimada gobalka baay DR Abdifitaax Ibraahim Xaashi uu nooga wabixiyey dhaawacii lasoogaarsiyey magaalada baydhabo makii uu kadhacey qarax maqaayad kutaaley magaalad owdiinle.…
Older Posts