Xildibaanka waxa uu sheegey in aan la aqbali karin in dib loo dhigo madasha doorashada Madaxwaynaha soomaaliya.
halkaan kadhaqeyso.
Abwaan Anjeex oo maanta u direy dhamaan umadda digil iyo mirifle, asagoo inoo sheegey taariiqdiisa iyo waxqabakiisa iyo kaalinta uu ka qaatey waxqabadka ama dhaqancelinta afka dhageysi wacan. Abwaan anjeex…
warar kii caawa dhageysi waan.
Dhageyso”Wareysi:Taliye”kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase”Amaanka Degmada Berdaale Waa Mid Degen Wefdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed {LFC} Oo Ay Ku Wehliyaan…
Taliyaha qaybta 60-danaad ee militeriga iyo isbedel Madaxda Talihii Horay iyo Midka Lagu Badalayo Ayaa Ka Dhacaday Magaalada baydhabo ee gobalka bay waxaa lagu badalay Taliyaha qaybta 60-danaad ee militeriga…
Shariif Xasan oo Baydhabo Gaarey Kana Hadley Amaanka Koofur Galbeed iyo Qaraxii Ka Dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada Magaalada muqdisho wuxuu yiri aad baan uga xumahay dhibaatadaasi soo gaartay shacabka soomaaliyeed…
warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid waraka calimka ah iyo gudahaba wareysiyaasha iyo dhacadooyinka warka cawa waxaa idinla socosiinaysay…
Maamulka Buur Hakaba Oo Ka Hadley Amaanka Degmada Xili Falal Amni Daro ay Ka Dhacayeen Degmada Buurhakaba Wareysigaan oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha degmada buurhakaba maxamed Cabdi maxamed gudoomiyaha codka…
MADOONAYSAA INAD BARTO FURAYAASHA JANNADA Muxaadaro Sheekh Abdulbasid Shekh Ibraahim Maylow (VIDEO) MADOONAYSAA INAD BARTO FURAYAASHA JANNADA Muxaadaro Sheekh Abdulbasid Shekh Ibraahim Maylow (VIDEO) was last modified: May 9th, 2016…
Four people including Somali soldiers and Al-Shabaab fighters were killed Saturday in heavy clashes in the outskirt of Qasahdhere town following operations carried out by Somali forces local authorities said…
