Mudo afar bilood ah oo qadatay dhismaha xarun cusub oo loogu talagalay in lagu hayo dadka dhimirka loogu jira ee baydhabo ayaa waxaa furitanka dhismahan ka qeyb galey ku simaha M/weynaha koonfur galbeed ahna wasiirka beeraha iyo waraabka,wasiirka caafimaadka,gudoomiyaha gobalkla bay,gudiga danwaad iyo marti sharaf kale.
Dhismahan loogu tala galey dadka dhimirka loogu jiro in lagu xanaaneeyo ayaa waxaa ka wada qeyb gatey wasaraada caafimaadka maamulka koonmfur galbeed iyo gudiga dan wadaag,xuseen sheikh maxamuud oo dan wadaag ka socdey iyo agaasimaha xarunta dhimirka ee magaalada baydhabao aadan jandalman ayaa ka Hadley goobta.
Wasiirka caafimaadka isxaaq cali subug iyo ku simaha madaxweynaha maamulka koonfur galbeed maxamed xasan fiqi ayaa sheegay in xaruntan dadka dhimirka loo dhisey inta ka dhiman bulshada koonfur galbeed looga bahanyahay iney qeybtoda ka qaataan,iyagoona xariga ka jirey.
Wariye Siid-Cali Muse Mohamed {Atera} Baydhabo,,