beesha leysaan oo ah mid kamid ah beelaha digil iyo mirifle ayaa waxay shir balaran ay ku yeesheen wadanka iswiidan waxanna ku falanqeeyeen shirkaasi horumarinta degmada bedaale wareysi waxaan kala yeelanay okaash sugaw oo ah malaaqa beeshi dhagaysi waraysigii oo dhamaystiran