Waxaa Maaanta safar ku tagey Magaalada Xudur labo xildhibaan ee DFS waa idriss Cabdi taqtar iyo Hani Maxamed Aadan waxay ku lan laqaateen Masuuliyiinta iyo Oday dhaqameedyo kusugnaa Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool .
Waxayna ka wada hadleen Xaalada guud ee ka jirta Deegaanada degmada Xudur .iyo dhibaatooyinka Hada ka Jira , iyadoo xilgan ay Muuqato dhibaato Roob la;aan ah iyo Raashiin la’aan waayo Gobalaka waa Go’doon mana jiraan raashiin kayimaada Degmooyinka kale ama Gobalada la deris ah .
Bulsha weynta Soomaaliyeed iyo kuwa kasoo jeeda Gobalada KGs waxaa laga rabaa inay gurmad u soo sameeyaan walaalahood ku go’doonsan Gobalka Bakool dhamaantiisa , siiba qurbo joogta iyo Ganacsatada kasoo jeeda KGS,
Odayaasha iyo Masuuliyiinta Waxaana ka wada hadalney Xaalada guud ee ka jirta Deegaanada degmada Xudur siduu hadalka u dhigay xidhibaanka. iyo dhibaatooyinka Hada Jira , iyadoo xilgan ay Muuqato dhibaato Roob la;aan ah iyo raashiin la’aan waayo Gobalaka waa Go’doon mana jiraan raashiin kayimaada Degmooyinka kale ama Gobalada la deris ah .
Dadka kasoo jeeda Gobalada Koonfureed ee kusugan Dalka Dibadiisa iyo Gudahiisa ha ahaadaan Qurbo joog iyo Ganacsatada iyo Shirkadaha lacagta ka hela Deegaanada KGS waa inaad Gurmad u sameeysaan Gobalaka bakool iyo deegaano kamid ah Gobalka Baay iyo Shabeelada Hoose , waayo Abaaro ayaa ka jira ha ahaato Cunto la’aan iyo Biyo la’aan waayo xiligana oo ah Deyr ma lahelin Roob ku filan , waxaa halis kujira xoolaha dhaqatada iyo beeraleyda Gobalada KGS.
Gobalada kale ee soomaaliya waxaa loo sameeyey Gurmad si aad ka warqabtaan markaa waa in fadhIga laga kacaa;
HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA AANU LA YEELANAY XIDHIBAANKA
MR, Idriss Abdi taktar
E-mailkeyga waa idrisstaktar01@live.com
Tel. 00252615559518