December 26, 2016
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO: Jaaliyadda Konfur Galbeed ee Dalka Sacudiga oo kullan Soo Dhaweyn Ah u Sameysay…
by Warsan Radio December 26, 2016Xaflad soo dhaweyn oo aad u qeeymo badan oo ay Jaalliyada Koonfur galbeed u sareeyeen waziirka Howlaha-guud Dowlada federalka Soomaaliya. Jaalliyada Koonfur galbeed ee wadanka B.Sacuudiga ayaa xaflad, soo dhaweeyn…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Beelihii ku Dagaallamay Hiiraan ayaa La Heshiisiiyay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
by Warsan Radio December 26, 2016Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta heshiis lagu dhex dhigay beelo dhawaanahan ku dagaallamayay Gobolka Hiiraan. Heshiiska la dhex dhigay labadan beelood waxaa dhex dhexaadinayay Ciidanka AMISOM ee…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Ayaa idinka Haynaa Mascul u Qaabilsan Dhismaha Wadooyinka Magalada Baydhabo.
by Warsan Radio December 26, 2016mudooyinkaan ayaa magalada baydhabo waxaa ka soconayaa hormar lataabankaro sida wadooyinka iyo waxa yaabo badan wareysi aan layeelanay masculinta dhismaha wadada dheer ee magalada baydhabo wareysigiisana sidatan ayuu u dhacay,…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Kahadley Sidii Loogu Gurman laahaa Abaaraha
by Warsan Radio December 26, 2016Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo Kahadley sidii loogu gurman laahaa Abaaraha Kajira koonfur galbeed soomaaliya feysal dhayow xuseen, Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Kahadley Sidii Loogu Gurman laahaa Abaaraha was…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Shirkaan jaraaid ee Maanta ay Qabteen Gudoomiye Xigeenka Maamulka degmada baydhabo aadan Carab iyo Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Muraayo ibraahim Madeer
by Warsan Radio December 26, 2016Shirkaan jaraaid ee maanta ay qabteen gudoomiye xigeenka maamulka degmada baydhabo aadan carab iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobolka muraayo ibraahim madeer Ayaa waxaa ay kaga hadleen abaaraha ka jira deegaanada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Waxaa Maanta Lasoo Gebabeyey Tartan u Dhaxeeyey 4 Farta Xaafadood oo uga Weyn Magaaalada Baydhabo
by Warsan Radio December 26, 2016Waxaa maanta lasoo gebabeyey Tartan u dhaxeeyey 4 farta xaafadood oo uga weyn magaaalada baydhabo kaas oo kasucuday Xaruunta degmada ee magaalada baydhabo . afarta xaafadoon waxay ku tartamayeen ciyaaraha…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio December 26, 2016Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO was…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Siminaarkii Saxaafada oo Maanta La Soo Gabagabayey Magalada Baydhabo ee Gobalka Bay,
by Warsan Radio December 26, 2016Baydhabo{WSR]– Siminaarkii Saxaafada oo Maanta La Soo Gabagabayey Magalada Baydhabo ee Gobalka Bay waxaa ka soo qiibgalay wasiirka warfaafinta koonfur galbeed soomaaliya ugaas xasan iyo agaasimiyaasha idacadaha magalada baydhabo sida…

