Donald Trump, Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii uu C/risaaq Cali Cartan ku qaaday Jaamacadda Ohio ee Magaalada Columbus, maalintii Isniinta. Madaxweynaha la…
2016
Daawo Sawiro: Ciidanka Booliiska Somalia oo Maanta Bandhig ku Sameeyay Akadeemiyadda tababarrada Booliiska Magaalada Muqdisho
Taliyaha Booliiska Somalia iyo Xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka, ayaa maanta ka Qayb-galay Bandhig ay Sameeyaan Ciidamada booliiska Somalia, kaasoo lagu qabtay Akadeemiyadda tababarrada Booliiska Soomaaliya. Bandhiggan booliisku sameeyeen ayaa…
Dhageyso+Sawiro:- Beesha Tuni oo shir Jaraa`iid ku qabatay Magaalda Baydhabo
Suldaano,Nabadoono,Aqoonyahano, iyo dhalinyaro ka tirsan beesha tunni oo ku sugan magaalada baydhabo ayaa taageeray xildhibaanada cusub oo beesha dhowaan ay ku dooratay magaalada Baydhabo. waxay beesha warkan taageerada ah ka…
General C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Difaaca Somaliya, ayaa nasiib-darro ku tilmaamay in ciidan shisheeye lagu aamino inay xaqiijiyan nabadgelyadii dalka. Wasiirka Difaaca Somaliya oo Arbacadii gaaray Magaalada Kismaayo, ayaa…
Dhageyso:- Kacadoon Ka dhan Ah oo ka Bilawday Raaf Loo Geysanayo Ganagsato Ka Soo Jeeda Konfur Galbeed ee Somaliya Buxhoodle>>
Wararka nagasoo gaaraya d,d,s,e.. halkaas oo ka bilawday raaf loo geysanayo ganagsato kasoo jeeda d.m/konfur galbeed ee somaliya ganacsatada la raafay waxay kala joogeen magalooyinka kala ah 1=wardheer 2=marsin 3=nusdariiq…








