Idaale(WRB)Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka Xooga dalka Somaliya oo iska kaashanaya ayaa weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen Deegaanka Iidaale oo Ururka Al Shabaab ay ku leeyihiin Saldhigyo ciidan, iyaga oo guud ahaana gacanta ku haayo Deegaankaasi.
Weerarkaan oo dhacay shalay gelinkii dambe, ayaa Saraakiisha Maamulka Koonfur Galbeed waxa ay sheegeen inay Khasaare ku gaarsiiyeen dagaalyahanada Ururka Al Shabaab ee ay ku weerareen Deegaanka Iidaale.
Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Cari Case ayaa u sheegay Idaacada VOA in dagaalkaasi ay ku dileen 7 nin oo ka tirsan Ururka Al Shabaab.
Waxa uu sheegay dagaalyahanada Shabaabka inaysan fileyn in dagaal ay ku geli doonaan Deegaanka Iidaale oo Maamul ahaan Shabaabka ay gacanta ku hayaan, isaga oo intaasi ku daray dhanka ciidamada Xooga dalka Somaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed inuusan jirin Khasaare ka soo gaaray dagaalkaasi.
Qaabka ciidamada ay ugu suuragashay qaadista weerarkaan qorsheysan ayuu Taliye ku xigeenka ku sheegay in ciidamada ay si aad ah u kala garanayaan Deegaanka Iidaale, waxaana iskaashi ay kala sameeyeen ciidamada Dadka shacabka ah oo uu sheegay inay naceen Ururka Al Shabaab.
Taliye ku xigeenka ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku goodiyay inay sii wadi doonaan howlgalada qorsheysan ee Ururka Al Shabaab looga saarayo deeganada Maamulka Koonfur Galbeed.
Al Shabaab dhankooda wax war ah kama soo bixin oo ku aadan Khasaaraha ka dhashay dagaalka qorsheysan ee ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ay shalay gelinkii dambe ku qaadeen deegaanka Iidaale oo ka tirsan Gobolka Baay.
2016
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAFaalooyinkamaqal iyo muqaalWARARKII MAANTA
DHAGEYSO+DAAWA SAWIRO:Ardey maanta Ka Qalan jabisey Jaamacada Koonfurta Soomaaliya
by ATEERA September 24, 2016Baydhabo(WRB)Wasiiro ka tirsan xukuumada soomaaliya,siyaasiyiin xorey xilal kala duwan uga soo qabtey xukuumadihii KMG ahaa ee dalka soo marey,Agaasimayaal,Madaxda waxbarashada,waalidiin iyo ardey ayaa kasoo qeyb galey munaasabad loo qabtey 93…
-
Gabon(WRB)Shacabka ku nool caasimadda Libreville ee dalka Gabon, ayaa bilaabay in ay keydsadaan cunno iyo waxyaabaha kale ee daruuriga ah, xilli la filayo in maxkamadda dastuuriga ee dalkaasi ay go’aan…
-
WARARKII MAANTA
DANJIRE KEATING OO MARKII UGU HORREYSAY XOG KA BIXIYEY KHEYRAADKA KU JIRA SOMALIA
by ATEERA September 24, 2016Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating, ayaa kahadlay kheyraadka ku jira dalka Somalia iyo sida ay dadka Soomaaliyeed uga qaxayaan dalkooda. Michael Keating, waxa uu…
-
Kenya(WRB)Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay bilaabayso howgal cusub oo ay kula dagaalamayso Al-Shabaab ka dib markii ay kordheen weerarada ay ku qaadayaan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Taliyaha…
-
WARARKII MAANTA
WASAARADA WAXBARASHADA KGS IYO HAY’ADA ADRA OO ISKUUL CASRI AH DHAGAX DHIGAY
by ATEERA September 24, 2016Baydhabo(WR)Wasaarada Waxbarashada iyo Barbaarinta Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hay’ada ADRA ayaa Maanta si wada jir ah u dhagax dhigey iskuul Casri ah oo aan weligiis laga hergalin Degaanada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: CIIDAMADA BOOLIISKA DEGMADA AFGOOYE OO DHAQ DHAQAAQ HALKAAS KA WADA
by ATEERA September 24, 2016Afgooye(WRB)Dhame Amiin Maxamed Cusmaan taliyaha Saldhiga Booliska afgooye Ee Gobolka Shabeelaha hoose oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay ciidamada dowlada Soomaaliya ee ka howlgala dagmada ay u diyaar garoobeen…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo war ka soo saartay Shirka ka socda Jowhar
by ATEERA September 23, 2016Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay Qasab in ay tahay Hal Maamul in loo sameeyo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed…
-
Federal Parliament Speaker Mohamed Osman Jawari Thursday went to Baidoa the capital of South West state even as sources intimated he could be defending his seat as Speaker of the…
-
Ciidanka Suuriya ayaa shaaciyay in uu duulaan weyn ku qaadayo deegaannada ay mucaaradka ka haystaan magaalada Xaleb. Waxa uu ugu baaqay dadka rayidka ah in ay ka fogaadaan deegaannada ay…

