Ku simaha madaxweynaha dowlada koonfur galbeed ahna wasiirka beeraha iyo abaaraha maxamed xasan fiqi oo ay wehelinayaan wasiirada qorsheynta,xaanada xoolaha,dib u dejinta ayaa kulan la qaatey oo xafiiskiisa ku qaabiley Hay,adaha ka howlgala koonfur galbeed,kuwaas oo looga hadlayay sidii loogu guran lahaa bulshada ku dhaqan deegaanada koonfur gal;beed ee abaarta saameysay.
Kulanka oo ahaa id albaabada u laabana oo saxaafada banaanka ay ka joogtey ayaa waxaa markii kulanka soo dhamaadey saxaafada la Hadley kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka beeraha iyo waraabka maxamed xasan fiqi.
Kulankan Madaxda dowlada koonfur galbeed iyo madaxda hay,adaha ay ku yeesheen xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa uu imaanayaa xili deegaano dhowr ah oo kuyaala gobaladan boqolaal qoysas ay uga soo barakaceen xaalada abaarta jirta.
2016
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA
by Warsan Radio December 16, 2016Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Siminaar Baydhabo Loogu Furey Ciidamada Gaarka Ah ee Booliska Maamulka Koonfur Galbeed
by Warsan Radio December 16, 2016Siminaarkaan Oo Socdey Mudo 4 Maalimood Ah Ayaa Waxaa Loo Qabtey sarkaal Oo Katirsan Ciidamada Booliska Gaarka ah Kg Waxaana Lagu Qabtey Taliska Kgs’ Siminaarkaan Muda Uu Socdey Ayaa Sarakiishan…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-WARKA HAEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA CAAWA IDIN SOO GAARSIINAYSA SHUKRI BIDHAAN DHAGEEYSI FIICAN
by Warsan Radio December 15, 2016{WARSANRADIO} warka haen ee idaacada warsan waxaa caawa idin soo gaarsiinaysa shukri bidhaan dhageeysi fiican DHAGEYSO:-WARKA HAEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA CAAWA IDIN SOO GAARSIINAYSA SHUKRI BIDHAAN DHAGEEYSI FIICAN was…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO:-Guddiyada doorashooyinka Koofur Galbeed iyo Puntland oo ka hor-yimid go’aankii lagu laalay 11 kursi
by Warsan Radio December 15, 2016{WRSANRADIO} Guddiyada doorashooyinka heer maamul goboleedka Koofur Galbeed iyo Puntland ayaa ka soo hor-jeestay go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka ku laalay 11 kursi oo ka mid ahaa kuraasta Aqalka Hoose ee…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA
by Warsan Radio December 15, 2016Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Aanu Layeelanay xildhibaanI DFS. Idriss Abdi taktar oo ku Sugan Magaalada Xudur,
by Warsan Radio December 15, 2016Waxaa Maaanta safar ku tagey Magaalada Xudur labo xildhibaan ee DFS waa idriss Cabdi taqtar iyo Hani Maxamed Aadan waxay ku lan laqaateen Masuuliyiinta iyo Oday dhaqameedyo kusugnaa Magaalada Xudur…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS,
by Warsan Radio December 15, 2016WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO IDINKAGA IMAANAYEY MAGAALDA BAYDHABO, DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, was last modified: December 15th, 2016…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA
by Warsan Radio December 14, 2016Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Waxaa Xalada Adag Lasoo Darastey Shacabkii ku Noolaa Deg Mada Qansax Dheere
by Warsan Radio December 13, 2016Waxaa xalada adag lasoo Darastey shacabkii ku noolaa deg mada Qansax dheere ee gobolka bay ayadoo beerihii ay abaarsedeen wrihii ku yiiley Qasax dheerena ay noqdeen kuwa faaruq ah Gudooomiyw…

