Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII warsan radio.
2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi ku Saabsan Dadkii Maanta Lagu Laayey Degaanada Puntland Gaar ahan Galkacayo ,
by Warsan Radio April 14, 2016Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta ka dhacaday xasuuq logu gaysta 3 qof kaa ka soo jeeda deeganada koonfur galbeed soomaaliya dadkaasi oo arxan doro loodinay , Dhageyso:-Wareysi ku…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 13, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO WAREYSI+SAWIRO:- Labo nin oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo iyo Puntland oo cabsi soo wajahday
by Warsan Radio April 13, 2016Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay meydka labo nin oo ka shaqeynayay sida la sheegay Hotel caan ah oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo, oo goor dhow meydkooda laga…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Xuska 12-ka April oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga baydhabo.
by Warsan Radio April 13, 2016Munaasabadan loogu dabaal degayay 56 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April, ayaa waxaa ka qeyb galay masculiin Jamhuuriyadda Federaalka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Waajid Oo Ka Hadley Aminiga iyo Roobab Ka Da’ey Degmadaas
by Warsan Radio April 13, 2016Gudoomiyaha Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool C/laahi Yariisow ayaa ka warbxiyey Xaalada Degmadaas isla markaana waxa uu sheegey Roob dadka iyo Duunayada ay ku diirsadeen uu ka da’ey Degmadaas. Dhageyso:…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Gudoomiye Watiin ” Wadooyin Cusub Ayaan Baydhabo Ka Hergaliney”
by Warsan Radio April 13, 2016Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay C/laahi Cali Watiin oo wareysi Siyey Idalenews.com ayaa ka hadley wadooyink cusub oo la hergaliyey Qaar ka mid ah Wadooyinka Baydhabo isla markaana…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Waa Sidee Xaaladaha Amni iyo Noolasha Dadka Degaanka Ee Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool?
by Warsan Radio April 13, 2016Tiyeeglow(WNN)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee gobolka Bakool Mr. Foodcadde oo Wareysi Gaar ah siyey Warbaahinta IdaleNews.com ayaa ka warbxinyey Xaaladahii ugu dambeeyey Ee Degmadaas. Gudoomiyaha ayaa sheegey in aminga Degmadu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Wareysi Xaalad Caafimaad Daro Ah Oo Laga Soo Sheegayo Degaanka Awdiinle Ee Gobolka Bay
by Warsan Radio April 13, 2016Awdiinle(WSR)- Gudoomiyaha Degaanka Awdiinle Ee Gobolka Bay C/laah Maxamed Cumar Oo Wareysi Gaar ah Siyey ayaa ka warbixiyey xaalada Degmadaasi isagoona Sheegey in xaalad Caafimaado daro ay jirto Degaankaas. Halkan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 13, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…