Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII warsan radio.
2016
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka May koocusub Warabinta Radio Warsan Xaruuntiisa Magaalada Baydhabo,,
by Warsan Radio April 9, 2016BAYDHABO–WSR– Barnaamijka May koocusub Warabinta Radio Warsan Xaruuntiisa Magaalada Baydhabo,,
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Wareysi Kusaabsan Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Degaanka Buur Eyle Ee G/Baay,,
by Warsan Radio April 9, 2016Buurhakaba(WSR)Xogeyaha Nabed Galida Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay Cusmaan Kaarbiin Oo Kawarbixiyey Dagaalkii Maanta Kadhacay Degaanka Buur Eyle oo hoos Yimadaa Degmada Buurhakaba Dagaalkaasi Oo dhexeeyay Ciidamada dowladda Koonfur Galbeed…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wareysi+ Sawiro Golaha Badbaadada KG Soomaaliya oo Maanta kulamo Layeeshey Wasaarada Amniga iyo Xafiiska Madaxbanaan ee Xaquuqda Aadanaha ee Puntland,,
by Warsan Radio April 7, 2016Shirka waxaa looga hadley sidii loo badbaadin lahaa shacabka kasoo jeeda Deegaanada Maamul Gobaleedka Koonfur galbeed waxaana dhinaca Maamul Gobaleedka Putland loo soo xilsaarey Wasaarada Amniga ee Putland iyo Xafiiska…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 7, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso Wareysi :Ciidamada Gaarka Ah Ee KGS Oo Maalmahaani Howlgalo Kawadeen Degaano Hoosi Yimaada D/Berdaale
by Warsan Radio April 7, 2016Maamulka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Maalmahaani Ee Lasoo Dhaafey Ayaa WAxaa Ay Holgalo Adag Ayka Wadeen Degaanada Hoos Tagaa Degmadaasi Berdaale Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Berdaale Cali Cadow…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Diinsoor oo sheegay in Deegaanno horlex ay kala wareegeen Al Shabaab..
by Warsan Radio April 7, 2016Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow oo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo kuwa Ethiopia ee…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-wareysigii koowada oo aanu layeeylanay Idriss Cabdi Dhaqtar Gudoomiye ku xigeenada Golaha Badbaadada koonfur galbeed oo ku sogan magalada garoowe>>
by Warsan Radio April 7, 2016wareysigii koowada oo aanu layeeylanay Idriss Cabdi Dhaqtar Gudoomiye ku xigeenada Golaha Badbaadada koonfur galbeed oo ku sogan magalada garoowe inkasto ay maalantii shelay Wafdi ka socdey Golaha Badbaadada Koonfur…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEY, WAFDI KATAGEY BAYDHABO OO GAAREY PUNTLAND WAXAYNA LAKULMEN WASIIRADA PUNTLAND IYO GANACASATADA KASOO JEEDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA
by Warsan Radio April 7, 2016Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Somaliya ayaa si wanaagsan u dhageystey xaaladaha kajira deegaanada Maamul Gobaleedka Putland , oo ay ka warbixinayeen odayaasha kunool deegaanka Putland ee ku abtirsada Koonfur Galbeed…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio April 6, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo…