Ceelalkii Iyo warihii Ku yaal degmada Buur hakaba ee gobolaka Bay waxaa ay noqdeen Kuwa, faruq ah Beerihiina sandkaan waxa kuma , Bixin Mustaf ahamed maxamed waxa uu ka mid yahay malaq Yada , degmadasi , ayaa sheegey In ay halada adaga ,
Ay ku noolyihiin shacabka degmada` Buur Hakaba Iyo Deeganada xoosyimada
Sidoo,malaqa ayaa intaasi UU ku darey in degmaad buur hakaba shaacabkeeda .ay san Jirin wax Gurmad ah Lasoo garsiiyey
Shacabkii Kunoollaa, Degamad buur hakaba ee gobolak bay , ayaa Lasoo Darstey Absi Xoogan taasi Oo ay keentey Miyo lacanta ka jirat degmadasi wallow ilaa Iyi ada ay san Jirin waxa gurmad ah Loo sameeyey shacabkaasi
Feysal dhayow xuseen ‘