Xildhiban idiriis Abdi Takh tar oo noqdey Xildhibankii ugu horeeyey Ee udanqada Dadkiisa Ayaa
manata deeq lacaqeed , uu Garsiisey Dadka abaraha soo Barkicisey iyo Bukanada ku jira isbitalka
ween ee magalada baydhabo ,
Deeqdan oo xildhibanka gaarsiiyey ,ayaa ah Lacaq isku soo dar dareen , isga iyo 4 xildhiban kele
oo katirsan barlamanka fadaralka somalaiya , ku waasa oo, tani ay ku dhalatey , ka dib markii ay
arkeen , abarta bahadsan ay ku dhufatey dadka ay , ay uyihiin Xildhibanada, oo ay matalayaan ,
iyo udarada ay la dala dhacayan
Waa masuulkii ugu horeeeyey ee Booqda , Kaamamka ay ku jiraan , dadka ay hayso abarta iyo
isbitalka ,oo ay jiifan bukaano qaba cudurka shibin biyoodka , kaas oo , deeq lacaqeed
Gaarsiiyo, Xili ay ubaahan yihiin
waxa qorey wariye Feysal Dhayow xuseen