Magalada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay ayaa Ah mid aad U wanaaksan  amnigeeda ,Waxaana  Ciidamda ay Bari tano ay kawadan Xafadaha Magalada Baydhabo  Kusimaha  Gudoomiyaha  Degmada Adan Ali Adan Carab ayaa waxaa Uu ka warbixiyey Ammanka Magalada Baydhabo siduu yahay
Baydhabo  ayaa aha Mid Ay ka soo Kabsaneyso Amaan Daradii Ka jirtey waxana Habeen Iyo Maalin Baritoono Kawada Ciidamda Boliska Garka koonfur Galbeed Soomliya.
Wariye Feysal Dhayow Xuseen
								
 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						